Reports | Maareeye

Maareeye waa nidaamka 'Point of Sale' (POS) casriga ah ee loogu talagalay ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe . Si fudud u maamul ganasigaga , waxaad la socotaa kartaa iibka, waxaadna ku helaysaa warbixino faahfaahsan, dhammaanba iyadoo isticmaalaysa luuqada Soomaaliga.